Archive for June 19th, 2008

h1

Su’aal jawaab loo wayey

June 19, 2008

waxaan mar kasta isweydiya soomaalidu Maxay u heshiin ladahay soomaalida waxaad mar moda in ay hal guri ka soo wada kaceen marna waxaad moda in ay waligood isun ka dhicin isdhex gal ama wada tashi

hadaba anigo manta ku soo qadanayo madadan ah maxay soomaalidu u heshiin la dahay hadaba waxaa ii cadatay oo aan isdhahay soomaalidu waa 8 milion oo wada raba in uu Rerka u taliyo oon ogaleeyn in uu amarkisa ama shuqilkisa u dhiibto qof isaga lamiid ah oo isagu moday in usan wax dhamiin hadaba dhiibku waxaa uka imanaya qofkasta waxa uu raba in u noqdo shaqsi aan wax loo shegi kariin oo kaligis koaan Garii kara.

umadu waxaay inoga fiicantahay hadan nahay soomaali wax ayay iska maqlaan oo way isxeshmeyan oo markay dan timado dhexdoda waxay ku heshiyaan ariin lagu wada dhaqmi karo hadaba waxay soomaalidu u bahanthay in ay wax iska maqasho markay isagu imadan shiir ama meel ay daan isaga soo gasho.

h1

Please visit www.THEDEENSHOW.COM WONDERFUL SITE

June 19, 2008

MY ALLAH BLESS YOU AND YOUR FAMILY PLEASE VISIT THIS WONDERFUL WIBSITE WWW.THEDEENSHOW.COM LEARN ABOUT ISLAM PEACE OF ALLAH BE UPON YOU.