Archive for June 16th, 2008

h1

Ka dhiibo Fiigradada Ku adan Airport Ka cusub Ee Loo’Sameyay Magalada Maxa Jigjiga?

June 16, 2008

Sawaxanka hesaha Iyo al-fananul caan Waa Fanaanki Codka Loo dhameyay Ee Mr.himiloSomaliZOneMapHadaba Isago dhawaan Jigjiga Loo sameyay Airport cusub oo calimi ah Magalada jigjiga ayaan waxaan Boqodayasha sharafta leh ka codsanaya in ay Sii Buxda uga Dhibtaan FakarKoda Ku adan Airport ka cusub ee Loo dhisay magalada Madaxda Ismamulka Kilil Ka shanaad Ama Ogadenia Kolba siidi aad U maqashay Ama aat U taqano.

ANigo Ku Bilabaya Hadalkayga Bishareyn aan u Dirayo dhaman Umada ku nool Kililka iyo Nawaxigeeda ayaan waxaan leyahay Wadankenu ha noqdo Kii la isku raco ee Nabad iyo Xasiloni Lo wadadago inagoo is dhafsanyna Jaceyl wadiniNimo iyo Is-Xishmeyn Bini-adin nimo Mudo aan sidaas usii dhereyn ayaa waxaa laga furay magalada Jigjiga Airport calami ah oo ah kii igu horeyay ee laga dhiso Ogadenia ama ismamulka kilil5 ee ay soomaalidu Taas oo an Filaayo in uu wax weyn ka badali Dono dhaqalaha ama isku socodka umada melkasta oo ay ka jogan calamka wayo waa iil aad iyo aad U mihim ah in ay yelato Umadu meel ay ka baxaan sii ay u subiyan Horumar Dhaqale ama Tayada Nolasha hadaba waxaan Su’aasha ku soo celinya Idinka Oo ah Boqadayasha Blogan Maxaay Kula tahay ama Uu fikir kagu yahay In loo sameyo Airport calami ah Magalada Jigjiga Maxaana aad adigu isdhihi Laheyd wax isbadal ah ayuu u soo Kordhinaya xaga dhaqalaha iyo Horumarka Dhaqalaha Gobalka ay soomaalidu dagto.